caar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Midab baraashirix ah oo lo'da ariga iyo farduhu yeeshaan. 2. Cudur haragga dadka ku dhaca oo baro cadcad u yeela; qawad.
  2. Xubinta taranka ee ratiga.

qawad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Saluugidda la saluugo wax la isa siiyo. 2. ld qawid. Cudur aan halis ahayn oo maqaarka dadka ku dhaca oo barobaro cadcad leh; cambaarcad.
  2. Wax saluugid.