cafisQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-syo, m.dh)Macnaha:U dhaafidda dembi ama qaan cid gashay. ld cafi¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
cafiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld cafis.Dembi ama qaan cid gashay u dhaafid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0