cafi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld cafis.
  2. Dembi ama qaan cid gashay u dhaafid.

cafis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-syo, m.dh)

Macnaha:

  1. U dhaafidda dembi ama qaan cid gashay. ld cafi¹.