calaacalid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg calaacal³. ld calaacal¹, calaancal¹, calaancalid.

calaacal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. ld calaancal 1. Hadal beerlaxawsi leh oo lagu muujinayo dhibaato dhacday oo taakulayn u baahan. 2. ld calaacalid.
  2. Gacanta dadka inteeda hoose ee cad; baabbaco; sacab.
  3. Ka c.: cid dhibaato ku dhacday, erayo beerlaxawsi leh cid kale u jeedin. ld calaancal².

calaancal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld calaacal¹.
  2. ld calaacal³.

calaancalid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld calaacalid.