calaacal
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. ld calaancal 1. Hadal beerlaxawsi leh oo lagu muujinayo dhibaato dhacday oo taakulayn u baahan. 2. ld calaacalid.
- Gacanta dadka inteeda hoose ee cad; baabbaco; sacab.
- Ka c.: cid dhibaato ku dhacday, erayo beerlaxawsi leh cid kale u jeedin. ld calaancal².

