calan
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-ammo/-nno, m.dh)
Macnaha:
- 1. Cad maro ah oo dowlad, hay'ad, maamul iwm astaan u ah. 2. Midab madow oo ay iduhu qaarka hore ku yeeshaan.
- Barwaaqo, caafimaad iwm oo ka muuqda xoolaha jirkooda.
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-ammo/-nno, m.dh)
Macnaha: