caloolfayoobiQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Qof aan cadaawad iyo nacayb cid u haynin; uursami.
uursamiQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Dabci wanaagsan oo qof leeyahay oo u diida in uu xumaan uurka ku hayo.