uursami

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Dabci wanaagsan oo qof leeyahay oo u diida in uu xumaan uurka ku hayo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur