canaad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld cinaad¹.
  2. ld cinaad².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

cinaad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Diidmo luggooyo ku jirta. 2. Runta oo la is diidsiiyo ama laga madax-adaygo. ld canaad¹.
  2. 1. (f.g) Diidmo luggooyo ku jirto cid kula kicid. 2. (f.mg) Runta ka madax-adaygid. ld canaad².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur