cantatabQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. (-byo, m.dh) Qof aad u da'weyn oo caqligiisu doorsoomay. 2. C. ah: hadal aan milgo lahayn oo cabsi, argagax iwm keenaan. ld catatab¹.Cabsi darteed, si jaahwareersan oo aan caqligal ahayn u hadlid. ld catatab².