carcar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Cudur finan leh oo naasaha geela ku dhaca. 2. Midab baraashirix ah oo ay riyuhu ku yeeshaan qoorta.
  2. Awood dihin oo aan weli wax lagu qaban.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur