catirQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-ro, m.l)Macnaha:Cad maro ah oo carka lagaga baabbi'iyo weel la culay. ld cartir¹.Weel la culay, cad maro ah ama mayrax carka uga bi'in. ld catir², catiree.