cataabid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg catow². ld catow¹ (2).

catow

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Hadal qof ku muujiya xumaan ama dhibaato gaartay, calaacal. 2. ld cataabid.
  2. Cid, xumaan ama dhibaato gaartay hadal ku sheegid, claacalid.