catow
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Hadal qof ku muujiya xumaan ama dhibaato gaartay, calaacal. 2. ld cataabid.
- Cid, xumaan ama dhibaato gaartay hadal ku sheegid, claacalid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

