cawd

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Ururinta xoolo badan meel lagu ururiyo. 2. Meel kulul oo dugsi ah oo neecawdu ka xirantahay.
  2. Xoolo badan meel isugu ururin.