cawirQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld cawar¹.ld cawar².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
cawarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Nooc ka mid ah libaax badeedka oo aad halis u ah. 2. Qof il la'ama nabar ku leh. ld cawir¹.1. Nafley dhaawac gaarsiin. 2. Nafley iftiin weyn, indhaha uga qabasho. ld cawir².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0