cayil

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Hilib iyo baruur badan oo ay nafley yeelato.
  2. Hilib iyo baruur badan yeelasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur