caysh

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld ceesh¹.
  2. ld ceesh².

ceesh

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Cuntada la cuno; quud. ld caysh¹.
  2. Nafley noolaansho. ld caysh².