ceyriQaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2Isrogrogga: (-iyay, -isay)Macnaha:Nafley orodsiin, si meel ay ku sugnayd uga fogaato; eryid; burin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
eryidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg eri³. ld eri², erin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
burinQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg buri. ld buris, burrin, burris.1. (fals.) Ficil ama fikrad ka soo horjedda jiritaan shay. 2. (fals.) Nooc ka mid af diidmada, ama afkaar dhamaanteed ka soo horjeedda, wixii jiray dhamaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0