ciilqab

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Uurxumo. 2. ld ciilqabid.
  2. U c.: uurxumo dareemid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

uurxumo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Dabci aan wanaagsanayn oo qof leeyahay oo u diida in uu illaabo waxa loo geysto. ld uurxumi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

ciilqabid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg ciilqab². ld ciilqab¹ (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur