umashooQaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3Isrogrogga: (-ooday, -ootay)Macnaha:Qof dareema caro ciilqab ah noqosho. ld umal².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
umalQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Caro ciilqab ah.Caro ciilqab leh dareemid. ld umashoo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0