cillad
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-do m.l)
Macnaha:
- 1. Dhaliil qof leeyahay oo qiimahiisa hoos u dhiga. 2. Iin wax leeyahay. Tus. “Baabuurka c. buu leeyahay”. ld cillo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

