cimaamad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-do m.l)

Macnaha:

  1. Maro yar, qafiif ah, naqashadeysan ama cad oo uu raggu madaxa ku duubto. ld cumaamad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

cumaamad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld cimmaamad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur