ciribtirQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Baabi'inta jiritaanka nafley ama wax kale. ld ciribtirid.Wax jiritaankiisa baaba'ay ahaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
ciribtiridQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg ciribtir². ld ciribtir¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0