cirir

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Godka laba iyo labaatanaad ee dayaxu fariisto. 2. Xiddig dayaxa la fariista xilliga jiilaalka. 3. Qof adadag oo ayaan badan oo dhashay xilliga xiddiggaas.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur