cubid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg cub².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

cub

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. ld cuf. (-bab, m.l) Shay yar oo meel daloosha lagu gufeeyo; cuf. 2. “C. iyo cir”: ereyo kolka la cubtamayo la yiraahdo. ld cug¹.
  2. Dalool yar gufeyn. ld cug².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur