cub

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. ld cuf. (-bab, m.l) Shay yar oo meel daloosha lagu gufeeyo; cuf. 2. “C. iyo cir”: ereyo kolka la cubtamayo la yiraahdo. ld cug¹.
  2. Dalool yar gufeyn. ld cug².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

cuf

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-faf, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Inta walaxdu ka koobantahay maaddadeeda. 2. ld cub 1 (1).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

cug

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld cub¹.
  2. ld cub²; ld cul.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur