culaabQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Culayska shey leeyahay; miisaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
miisaanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-nno, m.dh)Macnaha:1. Qalab wax lagu cabbiro. 2. Culeys; culaab.Miisaan wax ku cabbirid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0