masayr

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Cuqdo qof qaado marka uu ogaado qof uu jeclaa inuu qof kale xiriir la leeyahay. 2. U quuriwaayidda qof kale oo wax uu haysto loo quuri wayo.
  2. 1. Qof masayr ku beermid. 2. Qof wax haysto u quuriwaayid.