curis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-syo, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. (-syo, m.dh) Maanso ama sheeko la allifay. 2. (-syo, m.dh) Curiye kiimikaad. 3. ld curin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

curin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg curi. ld curis (3).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur