currafQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-fiin/-fyo, m.dh)Macnaha:ld curraaf¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
curraafQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-fyo, m.dh)Macnaha:1. Xiddigaha ka faalliga; xiddigiye. 2. Qof faalka yaqaan. ld curraf, curraafiye.Neef ido ah dheddig oo laf yar.Cid sixrid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0