cuslaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg culus. ld culays, cuslaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

culus

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-uslaa, -uslayd)

Macnaha:

  1. 1. Wax miisaan weyn leh ahaansho. 2. Arrin muhiim ah ahaansho. 3. Arrin xalkeedu adagyahay ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

culays

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Xoog walaxda u jiidaya. ld cuslaan.
  2. (fiis.) Xoogga uu dhulka ku soo jiidanayo walax ayaa ah culeyska walaxdaas. Culeyska walax waxa lagu helaa mg. taasoo culeysku ku xiran yahay hadba inta uu u jiro xuddunta dhulka. Waxa astaan u ah (w), halbeeguna waa niyuutan (N).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

cuslaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. eeg cuslow. ld cuslaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur