da'aadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:eeg da' (1)Lamidka: da'Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
da'Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. ld da'aad. Inta sano, bilo, maalmo iwm ee nafley jirto laga bilaabo maalintii uu dhashay; cumri. 2. D. ah: qof sanado badan jira; duq. 3. Dad hal casri wada nool.1. Roob cirka ka imaansho. 2. Hoore, si dhibic dhibic ah u daadasho.Lamidka: duq, da'aadSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0