da'
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
- 1. ld da'aad. Inta sano, bilo, maalmo iwm ee nafley jirto laga bilaabo maalintii uu dhashay; cumri. 2. D. ah: qof sanado badan jira; duq. 3. Dad hal casri wada nool.
- 1. Roob cirka ka imaansho. 2. Hoore, si dhibic dhibic ah u daadasho.
Lamidka: duq, da'aad
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

