daajin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg daaji. ld daajis, daaqsiin, daaqsiis.

daaji

Qaabnax: f.g/lg2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. 1. (f.g) U muujin kalsooni iyo debecsanaan qof dhagar lala maagganyahay. Tus. “Dambiililhii mudda dheer waa la daajiyay dabadeese waa la qabtay”. 2. (f.lg) Xoolo meel daaq leh soofin. ld daaqsii.

daajis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld daajin.

daaqsiin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld daajin.

daaqsiis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld daajin.