daanduun

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld daadduun¹.
  2. ld daadduun².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

daadduun

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Qof cayrnimo awgeed la bayhoofay. ld daanduun¹.
  2. Cayrnimo darteed la bayhoofid. ld daanduun².

Lamidka: daanduun

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur