daaridQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg daar². ld daaris.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
daarQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-ro, m.l)Macnaha:Guri, shub, dhagax, jaajuur iwm ka samaysan; sar.1. Xabad. 2. (-rar, m.l) Daloolka yar ee haruubka dhiisha ama haanta. 3. (-rar, m.l) Cuf yar oo la geliyo daloolka haruubka dhiisha ama haanta. 4. Hilib jiir ah oo sararta inteeda dambe ee araxda xigta saaran.1. Wax shidid (dab); wax ifid (nal, feynuus iwm). 2. Taabasho; maagid; daandaansi. 3. Qof dilid; qof rayd.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
daarisQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld daarid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0