daawashoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:eeg daawo². ld daawad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
daawoQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld taawo¹.1. Maaddo cudurrada, nabarrada, dhaawaca iwm lagula tacaalo. 2. Heshiis iskaashi oo cid ka dhexeeya. 3. Maaro; xal. ld dawo.Wax in muddo ah indhaha ku hayn.(daaw.) Walax kasta oo saameysa qaabka iyo shaqada noole. Daawoyinka waxa loo isticmaalaa ka hortagga, cudur aqoonsiga iyo daaweynta cudurrada iyo baabi'inta astaamahooda.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
daawadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld daawasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0