dabaakhQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Tartamidda cayaar turub oo labada dhinac oo iska soo horjeedaa ay u tartamaan foorooyin ay kala qabaan, inay qolo kaliya ku wareegto. ld dabaaq¹, dibaakh¹.Fooro wareejin ku tartamid (cayaar turub). ld dabaaq², dibaakh².