shiifowQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Cudur lo'da ku dhaca oo indhaha iyo afka biyo ka keenaan; cundugul.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
cundugulQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Beergooye.Lamidka: BeergooyeSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0