dabaq

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-qyo, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Dabool xardhan oo caw, qabo iwm ka smaysan, oo xeeryaha lagu daboolo. 2. Dhismo leh guryo is dul saaran, fooq.
  2. Wax, dabool xardhan oo caw, qabo iwm ka samaysan, daboolid. ld dabbaq.

dabbaq

Qaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1

Isrogrogga: (-qay, -qday)

Macnaha:

  1. ld dabaq².