dabbaali

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. ld dabaali.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dabaali

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Wax biyo dabaal kaga gudbin. ld dabaalsii, dabbaali, dabbaalsii.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur