dacas
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-syo, m.dh)
Macnaha:
- 1. Kabo jilicsan, badanaa guriga lagu joogo oo balaastiig ka sameysan. 2. Diif; rafaad; dhibaato.
- 1. (f.g) Cid kabo dacas ah la dhicid. 2. (f.mg) Baabuur quwadjabid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

