dulli

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Xaalad dacdarro, dacas, silic iyo sharaf dhacoo cid'ku sugnaato. 2. D. ah: qof liita oo aan wax xun ka xishoon.