Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
Tamardarro, jiil, daal iwm oo jirka ka muuqda.
Biyaha iyo qoyaanka kale oo sanka ka yimaada, durey ama hargab dartiis; siin. ld duuf¹ (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-iiman, m.l)
Macnaha:
1. Magaca xaraf oo ka mid ah xarfaha af carbeedka 2. Duuf. 3. Taar. 4. Maacuunta inta birta ka samaysan oo dhalada iyo macdinka ahayn. 5. S. ah: subag dhalaashan. 6. (-iiman, m.l) Dheeh weelasha jikada oo birta ah qaar-kood oo loo yeelo.
eeg sii². ld siis.
Subag burcad ah weel gudihiis ku dhalaalid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur