dacwiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld dacwad.La d.: dacwo jeedin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
dacwadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-do, m.l)Macnaha:Dood garnaqsi iyo eedeyn leh oo laba qof ama ka badan dhexmarta. ld dacwi¹, dacwo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00