dacwad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-do, m.l)

Macnaha:

  1. Dood garnaqsi iyo eedeyn leh oo laba qof ama ka badan dhexmarta. ld dacwi¹, dacwo.

dacwi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dacwad.
  2. La d.: dacwo jeedin.

dacwo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld dacwad.