dadabdhigQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld dadabgal¹.ld dadabgal².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
dadabgalQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-llo, m.l)Macnaha:1. ld dadabdhig 1. Doonidda gabar reerkooda laga doono iyadoo si xushmad leh loo weyddiisanayo. 2. ld dadabgelid.U d.: Reer gabadh si xushmad leh u weydiisasho. ld dadabdhig².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00