dagQaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1Isrogrogga: (-gay, -gtay)Macnaha:Cid dhibaato aysan filayn gaarsiin ama ka dhaadhicin wax aan jirin; dhagrid; khatalid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dhagridQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg dhagar².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
khatalidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg khatal².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0