aa'

Qaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1

Isrogrogga: (-'ay, -'day)

Macnaha:

  1. 1. Cid ama wax garaacid, u cagajuglayn. 2. Dagaallamid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dagaallamid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dagaallan². ld dagaallan¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur